(Akhriso) DF iyo dowlad gobol goboleedyada oo gaaray heshiis ay maqan tahay Puntland

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gebagebeeyey shir u socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka, Koonfur Galbeed, Jubaland, Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka. War-mirtiyeed ay wadajir u soo saareen ayaa lagu xusay 8 qodob oo la xiriira horumarinta haweenka iyo ilaalinta xuquuqdooda, waxaana heshiiskaas ka maqnayd Puntland. Ma cadda sababta ay wasiirka … Continue reading (Akhriso) DF iyo dowlad gobol goboleedyada oo gaaray heshiis ay maqan tahay Puntland